XEEBTA MAREERO
XEEBTA Mareero waa deegaan ku yaal gobolka Bari, wuxuu qiyaastii 30-48 km u jiraa Boosaaso.
waa deegaan aad u ballaadhan oo leh deked taariikhi ah, waa dhul buuralay iyo xeeb ah oo sida ay la sheegay ay ku duugan yihiin khayraadyo fara badan.
Xilligii burburka dakeda Dabiiciga ah ee Mareero waxay ahayd meesha ay ka dhoofaan Tahriibayaasha ugu badan ee kala yimaada dhaamaan dalalaka geeska afrika. Mareero sidoo kale waa deegaan dalxiiseed leh xeeb qurux badan oo loo dalxiis tago.