WAJAALE
Wajaale waxa ay ku taala xuduuda Somaliland iyo Itoobiya. waxay 92.8 km dhanka galbeed ka xigta magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland. Waxa koonfur galbeed ka xigta magaalada Kalabaydh, galbeed waxa ka xiga gobolka Awdal, bari waxa ka xiga gobolka Gabiley iyo magaalada Hargeysa, koonfurtana waxa ka xiga dhulka Soomaalida Itoobiya.
Waa sawiro aan ka qaaday wajaale ,quurux iyo jawi dagan bay isku darsaty.